
BrightSpark Account Management Tips
Learn how to manage your BrightSpark account effectively, from registering and logging in to resetting your password. Follow step-by-step instructions with helpful visuals to navigate the account setup process seamlessly.
Download Presentation

Please find below an Image/Link to download the presentation.
The content on the website is provided AS IS for your information and personal use only. It may not be sold, licensed, or shared on other websites without obtaining consent from the author. If you encounter any issues during the download, it is possible that the publisher has removed the file from their server.
You are allowed to download the files provided on this website for personal or commercial use, subject to the condition that they are used lawfully. All files are the property of their respective owners.
The content on the website is provided AS IS for your information and personal use only. It may not be sold, licensed, or shared on other websites without obtaining consent from the author.
E N D
Presentation Transcript
Iska diiwaangelinta, Gelitaanka, iyo Adeegsiga Koontadaada
3. Ama ugu dambeyntii, fur geeska webseedka laga helo oo riix login (gal) ku taala qaybta hoose. Qaybta Koobaad: Halka laga helo Qaybta Gelitaanka/Diiwaangelinta Waxaa jira sadex hab oo kala duwan oo lagu galo gelo websaytka: 1. Geli www.brightspark.org/login. 2. Riix Isdiwaangali (Register) / Gal (Login) oo aad ka helayso qaybta kore ee midig.
Dhibaato ma laha qaab kasta oo ku gasho boga websaytka, shaashadu mar walba sidaan ayay u muuqan doontaa. HADDII AAD SAMAYSANAYSO KOONTO CUSUB, riix isdiiwaangali. (Nidaamka diiwaangelinta waxaa lagu sharixi doonaa farqada xiggta.) HADDII AAD HORAAN U LAHAYD CINWAAN, waxaad ku geli kartaa aqoonsigaaga State Training and Registry System (STARS) ama ciwaanka iimaylkaaga, waxaadna magacaaga u dambeeya u isticmaali kartaa sidii lambarkaaga sirta ah (ama waxaad sameysan kartaa tilmaamo hal qaab ah ee ku yaala shaashada #5).
Marka aad gasho si aad koonto u samaysato, waxaa soo boodaya foomka aad buuxinayso oo kasoo baxaya dhinaca midigta. Fadlan si buuxda u buuxi qeybaha si sax ah intii macquul ah. Kadib marka aad riixdo "Isdiiwaangali (Register)," iimayl xaqiijin ah ayaa kaaga soo dhici doonaa WordPress waxaana la socon doonaa lifaaq aad ku cusbooneysiineyso lambarkaaga sirta ah. Lambarkaaga sirta ah wuxuu noqon karaa magacaaga saddexaad, ama wax kasta oo kale ood si fudud ku xasuusan karto.
Haddii aad illowdo lambarkaaga sirta ah, riix Waan ilaabay lambarka sirta ah(forgot password). Waxaa kusoo bixi doonaa meel aad gelineyso magaca iyo/ama baasaweer midkood. Waxaa laguu gudbin doonaa boggaan:
Waxaad iimaylkaaga ku heli doontaa fariin laga soo diray BrightSpark oo ciwaankeedu yahay Codsiga aad ku cusbooneysineyso Lambarkaaga Sirta BrightSpark (Password Reset Request for BrightSpark). Marka aad furto iimaylka, sidaan ayuu ku muuqan doonaa. Riix lifaaqa, si aad u hesho meel aad gelineyso lambarka sirta ah ee cusub. Marka aad cusbooneysiiso lambarkaaga sirta, waxaa lagaa codsan doonaa inaad gasho markale. Inaad hasho adoo isticmaalaya baasaweerka cusub.
Marka aad gasho, waxaa laguu gudbin doonaa bogan cusub. Halkaan, waxaad ka cusbooneysiin kartaa xogtaada gaarka ah, nooca lacag bixintaada, waxaad ka arki kartaa koorsooyinkii hore, iyo waxyaabo badan.